Gobay wax akhris ku saabsan.
Maanta waxaan jeclaan lahaa inaan qoro maqaal ku saabsan gobay wax akhris iyadoo hooga la saarayo gabayo muhiim ah oo af carabi ah kuwaas oo aan u tarjumayo afsoomaali abwaano iyo culimo badan ayaa tixyo xikmad leh ayaa u tiriyey oo ammana akhriska iyo muhiimadiisa ee raadinta cilmiga iyo tarbiyada nafta tixyadani waxay yihiin ilays xikmad ah iyo xusuusin ku saabsan waynida cilmiga iyo saamayntiisa nolosha aadanaha.
1.gobayga koowaad .
Akhri buug aad ku xoogaysato oo aad ka fahamto wixii aad doonto.
Akhri buug aad ku dhisto fikraddaada oo aad kula wadaagi karto wixii uu ku siiyo.
2.gobayga labaad.
Bog kasta waxaa ku jira xikmad laga soo saaro xarf kastana cilmi laga faaiido sadar kastana waxaa ku jira macne cusub oo neefsiya cutub kastana khsnado la helayo.
3.gobayga seddexaad.
Akhri badan naftaada waa ku anfici faham badan naftaada waad ku farxisi xusuus badan naftaada waad ku ilaalin dalab badan naftaada waad ku maamuusi.
4.gobayga afraad.
Akhrisku waa nolol aan dhiman waxaana ku jira cilmi aan dhammaan waxaana ku jira xikmad aan go'in iyo nuur aan bakhtin.
5.gobayga shanaad.
قال المتنبي
اعز مكان في الدنيا
سرج سابح .وخير جليس في الأنام كتاب
Meesha ugu qiimaha badan dunida waa dhabarka fardaha socda saaxiibka ugu wanaagsan ee dadka waa buug ama kitaab.

0 Comments